Finalka Supar -cupka Somaliya oo galabta la ciyaari doono

0
127

Waxaa galabta lagu ciyaari doonaa garoonka Banadir Staduim finalaha koobka supor cupka kasoo la ciyaaro inta uusan bilaawin horyaal waliba oo cusub .

Ciyaarta waxaa ay u dhaxeysaa kooxaha Elman oo ku soo guuleysatay koobka General Da’uudka iyo kooxda Dakada oo ku soo guuleysatay horyaalka .

 

The post Finalka Supar -cupka Somaliya oo galabta la ciyaari doono appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here