Neymar soo afar gool dhaliyay iyo Edinson Cavani oo noqday –?

0
61

Neymar ayaa dhaliyay afar gool iyadoo Edinson Cavani uu noqday dhaliyay ugu sareeyo taariiqada guud ee kooxda Paris St-Germain kadib guul ay ka gareen kooxda  Dijon.

waa markii ugu horeysay oo afar gool uu dhaliyo Neymar xili Cavani uu gaaray 156 dhanaan tartanada guud ee kooxda PSG.

Weeraryahanka reer Uruguay ayaa rikoorkan waxa uu kala wareegi doonaaZlatan Ibrahimovic, oo u ciyaaray kooxda PSG intii u dhaxeysay  2012-16.

 

The post Neymar soo afar gool dhaliyay iyo Edinson Cavani oo noqday –? appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here