Guinea ayaa shaqada ka ceyrisay Kanfory Bangoura markii laga reebay koobka CHAN ee ka socdo dalka Morocco.
Guinea ayaa soo ka hari doonta tartanka markii guul darooyin ay kala kulmeyn Group A wadamada Sudan iyo Morocco.
Tartanka African Nations Championship ayaa ka socdo dalak Morocco
The post Macalin weyn oo shaqada laga ceyriyay appeared first on Wararka Ciyaaraha.
Source: Sports