Weeraryahanka kooxda Inter Milan Eder oo lagu gacan haatinayo horyaalka Premier League, hadaba kooxdii rabta?..

0
337

Crystal Palace ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u dirtay weeraryahanka Inter Milan Eder.

Eagles ayaa soo bandhigtay dalab dhan £ 9.75m oo u dhiganta xiddiga heerka caalami ee dalka Talyaaniga, sida laga soo xigtay wargeysyada dalka Spain.

Corriere dello Sport ayaa sheegtay in Eder uu u furan yahay inuu ku biiro, isagoo arkay marxaladdiisii Inter ee mustaqbalka.

31 jirkaan ayaa horeyba lala xiriiriyay Leicester City markii uu ku jiray buugaagta Sampdoria, lakiin waxa uu doorbiday inuu u dhaqaaqo San Siro.

Palace, oo haatan ku jirta kaalinta 12aad ee horyaalka Premier League, ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inay isha ku heyso goolhayaha Fiorentina Khouma Babacar.

The post Weeraryahanka kooxda Inter Milan Eder oo lagu gacan haatinayo horyaalka Premier League, hadaba kooxdii rabta?.. appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here