Gus Poyet oo loo magacaaby macalinka kooxda –?

0
260

Macalinkii hore ee kooxaha Sunderland iyo Brighton Gus Poyet ayaa loo magacabay macalinka cusub ee kooxda Bordeaux.

Tababaraha reer Uruguay ayaa ka soo tagay kooxda reer Chinese ee  Shanghai Shenhua bishii  September.

Poyet ayaa lagu badalay Jocelyn Gourvennec, kasoo shaqada ka tagaymarkii  2-0 ay ugu badisay Caen.

Bordeaux ayaa ku jirta kaalinta 11-aad ee kala sarenta horyaalka Ligue 1.

 

The post Gus Poyet oo loo magacaaby macalinka kooxda –? appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here