Newcastle Unite oo ku dhaw ineyn jabiso rikoor u yaala suuqa kala iibsiga.

0
223

Newcastle United ayaa lagu soo waramayaa inay ku qasbeyso inay jabiso rikoorkeeda suuqa kala iibsiga si ay ula soo saxiixato xidig ka tirsan kooxda Chelsea bishan Janaayo.

Tababaraha Rafael Benitez ayaa la rumeysan yahay inuu doonayo inuu xoojiyo kooxda qeybta labaad ee xilli ciyaareedka isagoo doonaya inuu ka fogaado inuu ka tago Premier League.

Sida laga soo xigtay jariirada Chronicle, Chelsea ayaa filaneysa in kooxda Waqooyiga Bari inay iska bixiso lacag gaareysa 16 milyan oo ginni si ay u xaqiijiso 21 jirkaan, kaasoo heshiis amaah ah kula biiray St James Park.

Wargeyska ayaa intaa ku daray in Newcastle ay rajeyneyso inay saxiixdo labo ciyaaryahan oo Isbuucaan, ugu yaraan hal kulan oo ay ku imaaneyso albaabada soo dhaweynta ka hor kulanka axada ee FA Cup ay la ciyaarayaan Chelsea ee Stamford Bridge.

Intaa waxaa dheer, kooxda ayaa diiday wararka xanta ah ee ay xiiseynayaan weeraryahanka kooxda Everton Sandro Ramirez.

The post Newcastle Unite oo ku dhaw ineyn jabiso rikoor u yaala suuqa kala iibsiga. appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here