Barca oo sheegtay inaysan u dhaqaaqi doonin bedelka Cayaariyahan,,

0
55

Kooxda Kubaa Cagta Barcelona ayaa sheegtay in aysan ka qowma mayn doonin ka tagista daafaceeda dhexe ee Javier Mascherano, kaas oo Kooxda La Liga isaga tagay.

Kooxda Cimaaliqada gobolka Catalania ee Blaugrana ayaa kala soo saxiixatay Cayaariyahan Yerry Mina Kooxda reer Brazil ee Palmeiras, kaddib markii ay iska hilmaamtay sii haysashada Cayaariyahan Mascherano.

Hogaamiyaha Kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegay in kooxdiisa ay lasoo saxiixan doonin bedelka Javier Mascherano, kaas qiimo aan la shaacin ugu tagay Kooxda Camp Nou, kaddib markii uu ku biiray Kooxda Hebei Fortune ee wadanka shiinaha.

Shabakada Wadanka Maraykanka ee ESPN ayaa ka war qabta xaalada suuqa ee Kooxda Barcelona, kaddib markii ay laso saxiixatay Xiddigaha Philippe Coutinho iyo Yerry Mina.

 

Image result for yerry mina barcelonaImage result for Philippe Coutinho

The post Barca oo sheegtay inaysan u dhaqaaqi doonin bedelka Cayaariyahan,, appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here