Natiijo :Kooxda Elman oo Ciil kala dul dhacaday Waxool

0
379

kooxda kubadda cagta ee Elman ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Waxool markii ay 4-0 ugu badisay ciyaarb galabta ka dhacaday garoonka Banadir Staduim .

Weeraryahanka kooxda Elman Anwar Shakunda ayaa la wareegay gool dhalinta horyaalka markii uu galabya dhaliyay sedaxlay .

Elman ayaa todobaadkii Hore waxey guul daro kala kulantay kooxda Heegan waxaana looga badiyay 4 iyo 1 .

 

The post Natiijo :Kooxda Elman oo Ciil kala dul dhacaday Waxool appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here