Xidig Ka Tirsan Kooxda Ajax Oo Diiday Ku Biirsta Kooxda United.

0
380

Justin Kluivert ayaa diiday inuu ku biiro Manchester United, sida laga soo xigtay Metro.

Wararka ayaa soo jeedinaya in Man United ay dooneyso inay bixiso 10 milyan ginni si ay ugu saxiixato xiddiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona Patrick.

“Waxaan maqlay warar xan ah, laakiin ma aanan hadlin Mourinho” ayuu yiri Kluivert. “U dhaqaaqida Manchester United ma ahan mid macno leh, haatan.”

Jose Mourinho ayaa u baahna inuu kooxdiisa Man United ku soo biiriyo xidigan balse ma aysan u soorta galin inuu keeno laacibkan.

Xidigan khadka dhexe ee u ciyaara kooxda Ajax ayaa u saftay kooxdan 29- kulan isago u dhaliyay 7-Gool.

The post Xidig Ka Tirsan Kooxda Ajax Oo Diiday Ku Biirsta Kooxda United. appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here