Madaxweyne Kuxigeenka Koobaad Ee Jubaland Oo Sooxiray Shir Looga Hadlayay Xoraynta Deegaanada Maqan+Sawiro

0
624

Xiritaanka  Shirka Amniga Ee Looga Hadlayey Xoreynta Deegaanada Jubaland Kaas Oo Mudo Sadex Maalin ah ka socday Guriga Martida Ee Dowlad Goboleedka Jubaland Ayaa Waxaa Laga Soo Saaray Qodobo Dhowr Ah Oo Isku Raacen Guud Ahaan Madaxdii Kala Duwanaa Ee Ka Qayb Galayay Shirka.

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo Xiray Shirka Oo Ay Qeyb ka Ahaayeen Saraakiil ka Socotay Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 43-aad ee Jubaland, Saraakiil ka socotay Ciidamada Nabad ilaalinta U jooga Somaliya Ee Midowga Africa Ee Amisom, Iyo Hay,ado Kasocday Qaramada Midoobe.

Inta Badan Waxaa Looga Arinsanayay Sidii Looga Wada Shaqayn Lahaa Arimaha Dib Uxoraynta  Deeganada Ka Maqan Gacanta Dowlad Goboleedka Jubaland Kuwas Oo Ay Ku Dhuumalaysanayaan Maleeshiyada Xagjirka Al-Shabaab Waxaana Dhanka Kale Shirka Kasoo Baxay Qodobo Dhowr Ah Kuwaas Oo La Isla Meel Dhiga

Uqaabilsanaha Hay’da Qaramada Midobey        Qeybta Jubaland. Waxa Uu Sheegay In Qorsha walba  oo ay Somaliya isku Raacdo Ay ka caawin doonaan.

Mudane Maxamud sayid Aadan Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland ayaa ugu dambeynti soo xiray shirkan waxa uuna warbaahinta U Aqriyey Qodobadii la isla Meel dhigay.

Kala Soco Jubaland Tv
Xafiiska Wararka Jubaland Tv
Email:Jubalandtv3@Gmail.com
Tel:+252617107777

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here