Madrid laba ka mid ah xiddigaheda ku bedelanaysa Kane

0
44

Kooxda Kubada cagta ee Real Madrid ayaa mar kale dib u milicsan doonta adeega gooldhaliyaha Kooxda Tottenham Harry Kane, sida ay ogaatay shabakada Isbaanisha ee Don Balon.

Kooxda difaacanaysa La Liga ee Madrid ayaa ka war qabta qiimaha Mauricio Pochettino ee €200-million, balse doonaysa in labo ka mid ah xiddigaheeda ay bedel uga dhigto.

Xiddigaha Karim Benzema iyo Mateo Kovacic ayaa lagu wadaa in ay qayb ka noqon doonaan hishiiska Cayaariyahan Kane, kaas oo xagaagan shabaqa tagay 23-jeer Ciyaaraha English Premier League.

The post Madrid laba ka mid ah xiddigaheda ku bedelanaysa Kane appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here