Daawo qaabkii uu u dhaawacmay Neymar Jr

0
45

Weeriryahanka Kooxda Paris Saint-Germain Neymar Jr ayaa shaki wayn laga muujinayaa safashadiisa kulanka lugta labaad aan la ciyaari doonaan Kooxda Cad_cadka ee Real Madrid.

Dhaqaatiirta Kooxda Paris ayaa u muuqda kuwa wal wal xoogan ka muujinaya xaalada Caafimaad ee Cayaariyahan Neymar, kaas oo laga yaabo inuu garoomada ka maqnaado ugu yaraan labo ilaa iyo sedex toddobaad.

Cayaariyahan Neymar ayaa laga saaray garoonka daqiiqadii 77-ad, xilli Kooxda Paris Saint-Germain uu ka dhamaaday bedelkeeda Ciyaartii ay 3-0 kaga badiyeen Kooxda Olympique de Marseille.

 

The post Daawo qaabkii uu u dhaawacmay Neymar Jr appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here