Pep Guardiola: ‘Manchester City Oo Suuqa Ka Dooneysa Labo Xidigo Oo Waa Weyn

0
108

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday inuu soo iibsan doono hal ama labo ciyaaryahan xagaagan suuqa kala iibsiga.

 

Guardiola ayaa ku dhowaaday inuu ku dhowaad 450 milyan ginni tan iyo markii uu yimid shaqada tababaraha City bishii July 2016, ciyaaryahanka reer Spain ayaana isku dhejiyey kooxdii haatan 16 dhibcood oo nadiif ah ku heysa hogaanka horyaalka Barclays Premier League.

 

Tababaraha kooxda Citizens ayaa sheegay in kooxdiisa ay mar kale noqon doonto mid firfircoon suuqa kala iibsiga, laakiin xagaaga ayaa “ka jaban” marka la barbardhigo.

 

“Dabcan waxaan iibsanay ciyaartoy badan, waxayna naga caawiyeen wax badan oo xagaaga soo socda waa inaan iibsano hal ama labo ciyaaryahan kale, sidaasi darteed suuqa xagagaaga waa ay ka jaban tahay” ayuu Guardiola u sheegay suxufiyiinta.

 

City ayaa soo dhaweyn doonta kooxda heysata horyaalka England ee Chelsea horyaalka Etihad Stadium caawa.

The post Pep Guardiola: ‘Manchester City Oo Suuqa Ka Dooneysa Labo Xidigo Oo Waa Weyn appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here