Halkee lakala marayaa tartanka gool dhalinta horyaalka premier league

0
286

Waxaa lamarayaa heerkii ugu xiisaha badnaa horyaalka premier league waxaana barbar socda tartanka gooldhalinta oo ay xidigo badan ku hardamayaan .

Kane iyo salah ayaa hogaaminaya waxa ayna ka simanyihiin tiro 24-gool walow xidiga reer England ee kane uu soo gaaray dhaawac.

Sidookale waxa uu dhaawac soo garay Agüero waxaana fursad balaaran hada heysta wiilka reer masar ee Mohamed salah oo bad qaba walow uusan wax gool dhalin kulankii ugu dambeyey oo ay la ciyaareen kooxda Manchester united.

Liiska kala sareenta goolasha 

Mohamed Salah Liverpool =24 Gool

Harry Kane  Tottenham = 24 Gool

3 Sergio Agüero  Manchester City= 21 Gool

4 Raheem Sterling Manchester City =15 Gool

5 Jamie Vardy  Leicester City =14 Gool

6 Romelu Lukaku  Manchester United= 14 Gool

7 Roberto Firmino Liverpool =13 Gool

8 Eden Hazard Chelsea =11 Gool

9 Glenn Murray  Brighton & Hove Albion= 11 Gool

10 Riyad Mahrez  Leicester City =10 Gool

Son Heung-Min  Tottenham Hotspur =10 Gool

Álvaro Morata  Chelsea =10 Gool

Wayne Rooney Everton 10 Gool

The post Halkee lakala marayaa tartanka gool dhalinta horyaalka premier league appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here