Safafka Jooxaha Stoke vs Man City, Aguero oo ka maqan City:

0
115

Cayaariyahan Aguero ayaa ka maqan safķa Kooxda City, kaddib markii uu dhawaan soo gaaray dhaawac, balse booskiisa waxaa kasoo muuqan doona Cayaariyahan Jesus, halka uu dib usoo laabtay Cayaariyahankooda Khadka dhexe ee  Fernandinho.

Stoke XI: Butland, Bauer, Zouma, Martins Indi, Stafylidis, Cameron, Allen, Ndiaye, Choupo-Moting, Shaqiri, Jese

Subs: Haugaard, Johnson, Adam, Shawcross, Fletcher, Crouch, Sobhi

Man City XI: Ederson, Walker, Kompany, Otamendi, Zinchenko, Fernandinho, De Bruyne, Silva, Sterling, Sane, Jesus

Subs: Bravo, Danilo, Stones, Gundogan, Laporte, Silva, Toure

The post Safafka Jooxaha Stoke vs Man City, Aguero oo ka maqan City: appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here