Xidigo ka tirsan kooxda Man City oo doonaya in ay ku dabaal dagaan guul ay ka gaaran kooxda Man United

0
301

Tababare Pep Guardiola’ayaa qorsheenaya in uu guul muhiim ah ka gaaro kulanka Everton ay kooxdiisa la ciyaareyso kaa oo u fududeenaya in ay ciyaarta manchester Derby u dabaala dagaan ku guuleysiga Horiyaalka England.

Image result for man city stars

Manchester City khadkeeda dhexe Kevin De Bruyne ayaa doonaya in ay ku dabaal dagaan guul ay ka gaaran kooxda Man United,kaa oo ah kulanka ugu weyn ay ciyaarayaan kooxda wadaniyiinta.
kooxda kaalinta lawaad ee Man United ayaa hogaanka looga hayo 16-dhibcood oo nadiif ah kadib guushii kooxda Stock City ay hogaamiyaasha City ay ka gaareyn habeenimada isniinta.

Image result for man city stars

Kulanka darby Manchester ayaa dhici doona kadib ciyaarta Everton oo dhici doonta 31-march,halka 7-April uu dhici doono kulanka lawada sugayo ee kooxaha Man United iyo Man City.

Laacibka reer Belgium ee Kevin De Bruyne ayaa doonaya in kooxdiisa ay horiyaalka u dabaal dagaan kulanka ay wajahaan deriskooda Man United.

The post Xidigo ka tirsan kooxda Man City oo doonaya in ay ku dabaal dagaan guul ay ka gaaran kooxda Man United appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here