Agaasimaha Jubaland Tv Oo Shaqaalaha Tvga Ku Dhiiri Galiyay In Ay Shaqada Sii Laba Jibaaran Xilli Uu Kaso Noqday Safar Shaqo Oo U Kumaqna

0
1228

Agaasimaha Guud Ee Talefeshinka Dowlad Goboleedka Jubaland Ee Jubaland Tv Yuusuf Xasan Salaan Cadaani Ayaa Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Kismaayo Kadib Safar Qaatay Sadex Usbuuc Oo Ku Joogay Magaalada Qaahira Ee Wadanka Masar Halkaas Oo Uga Qayb Galay Tababar Ay Isugu Yimaaden Saxafiyiin Kala Duwan Oo Kasocday Qaar Kamida Dowladaha Afrikaanka Ah Iyo Kuwa Carbeed Wuxuuna Kamid Ahaa Laba Shaqsi  Oo Matalayay Dalka Soomaliya

Yuusuf Xasan Salaan Cadaani Ayaa Saaka Ka Qayb Galay Shirka Maalinlaha Ah Ee Shaqaalaha Jubaland Tv Waxana Uuna Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Dhagaystay Tafaftiraha Guud Ee Tvga Jubaland Mudane Xasan Nuur Maxamed Oo Ka Warbixiyay Howlihii Shaqo U Qabsoomay Intii Uu Agaasimaha Howlaha Shaqo Ugu Maqnaa Dalka Masar

Agaasimaha Guud Ee Tvga Jubaland Mudane Yuusuf Xasan Salaan (Cadaani) Ayaa Isna Dhankiisa Shaqaalaha Uga Warbixiyay Safarkii Uu Ku Joogay Wadanka Masar Waxa Uu Sheegay Agaasimaha Inuu Kulamo Kala Duwan Laso Qaatay Masuuliyin Badan Oo Kasocday Warbaahinada Kala Duwan Ee Ka Howlgala Wadanka Masar Waxayna Ka Wada Hadleen Xiriirka Warbaahineed Iyo Sidii Iskaashi Dhinacyo Badan Loo Sameen Lahaa

Waxa Uu Sido Kale Agaasimaha Dhiiri Galiyay Islamarkaana Bogaadiyay Sida Quruxda Badan Ee Ay Shaqaalaha U Guteen Waajibaadkoodi Shaqo Mudadii Uu Maqnaa Isago Dhanke Kale Sheegay In La Abaalmarin Doono Dhawan Shaqsiyadkii Ugu Shaqada Wanagsana Bishii Aynu Kaso Gudubnay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here