Hay’adda Culimada oo War ka soo saartay Khilaafka Baarlamaanka

0
277

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, iyadoo ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya.

Akhriso Bayaanka ka soo baxay hay’adda Culimada :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here