Xili uu horyaalka premier leagu uu ka harsanyahau 7-kulan oo kaliya misane mohamed salah ayaa sameen kara dhowr ricord oo shaqsiyan mid koox ahba .
Mohamed salah ayaa noqday xidgii ugu horeyey ee masar kaas oo sedexley ka dhaliya horyaalka premier league .
Laacibka heerka caalami ayaa hada hogaaminaya gooldhalita kobta dahabka ee Eourope sidookale waxa uu ka saramaray Hary kane oo ahaa xidigii ugu goolasha badnaa horyaalka waxa uuna hada leehahay 28-gool.
Ricorada uu mohamed salah gaari karo kulamada ka harsan horyaalka :
*29 goals hadii uu gaaro waxa uu bareejeen doonaa Didier Drogba’ kaas oo heysta record xidga ugu goolasha badan ee African ah .
*30 goals hadii uu dhaliyo waxa uu ku biiri doonaa 7-ciyaaryahan oo horey sidaa ugu sameyey horyaalka premier league waxa ayna kala yihiin Andy Cole, Alan Shearer, Kevin Phillips, Thierry Henry, Cristiano Ronaldo, Robin van Persie iyo Luis Suarez .
*31 goals hadii uu gaaro waxa uu bar bareen doonaa tiro dhow ciyaaryahan oo 38-kulan golashaas ku dhaliyey waxaana ugu dambeyey Suarez , balse waxaa sidaa oo kale sameeyey – Alan Shearer, Cristiano Ronaldo .
*34 goals hadii uu dhaliyo waxa uu bareejeen doonaa xidiga goolasha ugu badan ka dhaliyey hal xili ciyaareed waxaana ricordkan heysta xidigaha kala ah Alan Shearer and iyo Andy Cole.
* Salah hadii uu dhaliyo 36 goal waxa uu lamid noqon doonaa Ian Rush’ oo ah xidga ugu goolasha badan liverpool hal xili ciyareed waxa uuna tirada goolashan ku gaarau 47-kulan .
The post Mohamed salah oo gaari kara record aan xidgaha kale ee horyaalka premier league aysan sameen karin appeared first on Wararka Ciyaaraha.
Source: Sports