Safafka Naadiyada Las Palmas iyo Real Madrid: Benzema oo ah kabtankii 400-ad

0
33

Waxaa lasoo saaray safafka Kooxaha Las Palmas iyo Real Madrid, iyadoo Cayaariyahan Benzema uu Weerarka kala Ciyaarayo Bale, xilli uu yahay Kabtanka Kooxda Real kii 400-ad.

Las Palmas XI: Chichizola; Macedo, Ximo Navarro, Gálvez, Aguirregaray; Vicente, Javi Castellano, Jairo, Momo, Halilovic; Calleri

Real Madrid XI: Keylor, Nacho, Varane, Vallejo, Theo, Casemiro, Modric, Lucas Vázquez, Asensio, Bale, Benzema

The post Safafka Naadiyada Las Palmas iyo Real Madrid: Benzema oo ah kabtankii 400-ad appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here