Barcelona oo € 100m ku dooneysa Daafaca Kooxda RB Leipzig Xili Ay Dagaal Adag kala Kulmeysa Kooxaha Ac Milan, Man United

0
27

Barcelona ayaa diyaar u ah inay 100 milyan euro ku dalbato daafaca da’da yar ee RB Leipzig Dayot Upamecano, sida laga soo xigtay Telefoot.

Xidigan ee laga magaacabo Upamecano ayaa waayo fiican ku qaadanaya horyaalka Bundesliga xilli ciyaareedkan, waxaana Catalans u aragtaa inuu yahay badalka ee 31 jirka reer Spain ee Gerard Pique.

Image result for Dayot Upamecano
Laacibkan u dhashay dalka France ayaa ka ciyaara booska daafaca dhexe isago waayo ku qaadanaya horyaalka Germany gaar ahaan RB Leipzig.
Barcelona ayaa u aragta inuu xal u noqon karo daafaca kooxda RB Leipzig kaa uu jira da’da 19-sano jirka.
Manchester United, Bayern Munich, Arsenal, iyo AC Milan ayaa sidoo kale soo socda 19 jirkaan reer France.

The post Barcelona oo € 100m ku dooneysa Daafaca Kooxda RB Leipzig Xili Ay Dagaal Adag kala Kulmeysa Kooxaha Ac Milan, Man United appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here