Kooxda Arsenal Oo U Soo Gudbtay Wareega Semi-Finals Ee Tartanka Europa League

0
378

kooxda Arsenal ayaa jaratay tikitka Sami Finaalk Tartanka Xiisaha Badan Europa League  kadib kulankii xaley ay la dheeshay kooxda CSKA Moscow ay ku kala baxeyn bar baro 2-2 balse marka la isku daro labada kulan Arsenal ayaa isku celcelis ahaan ku soo baxday 6-3 ay guusha ku raacday wiilsha Wenger.

Maanta ayaa isku aadka la samenaya tartankan iyado xasuus mudan tahay in kooxda reer Spain ee Atletico Madrid waxaana macquul ah iney labadan kooxod isku dhacaan.

DAAWO GOOLASHII XALEY:

The post Kooxda Arsenal Oo U Soo Gudbtay Wareega Semi-Finals Ee Tartanka Europa League appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here