Waxaa la soo saaray safka rasmiga ee xulka qaranka Somali kaa uu saacado kadib la dheeli doona xulka Ethiopia ciyaar qeyb ka ah Tartanka Cecafa Under 17.
Hogaamiyaha xulka 17-sano jirada Macalin Salaad ayaa soo xushay xidigaha ugu muhiimsan ee xulka.
Goolhaye:
Cabdiraxmaan
Daafacyada:
Ismaaciil. Cabdiwali, Zakariye, Cali Xabad.(C)
Khadka Dhexe:
Mahad Baseey, Baashi, Deeqow
Weerarka:
Ismaaciil, Ayuub, Farxaan Doqow.
warar aan hileyno hada ayaa sheegaya in ciyaarta aysan Live noqon doonin sababo la xariirita in uu garoonka ka baxsan yaay magaalada.
The post DEG DEG: Safafka Rasmiga Xulka Qaranka Oo La Soo Saaray appeared first on Wararka Ciyaaraha.
Source: Sports