DEG DEG: Xulka Qaranka Somalia Oo Guul La Taaban Karo Gaaray Galabta

0
424

Waxaa soo idlaatay kulan ciyaareedkii u dhaxeyay Xulka Qaranka Somali iyo Burundi ciyaar qeyb ka ah tartanka Cecafa Under 17-waxey ku soo dhamaatay bar baro 0-0.
Xulka ayaa mar kale soo bandhigay kubadda aad u heersareysa iyago iska cunay fursado badan oo goolal loo filan karay balse ma u soorta galin iney shaqada soo taabtan wiilasha Xulka Qaranka Somali 17-sano jirada.
Bar barahan ay gashay galabta waxey ka dhigan iney hogaanka Gruop-ka A ku heeso afar dhibcood oo nadiif ah.
Natiijadan ayaa ah tii ugu fiicneyd kadib bur burkii, waana mid ay dad badan ku farxi doonan.

The post DEG DEG: Xulka Qaranka Somalia Oo Guul La Taaban Karo Gaaray Galabta appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here