Hordhac : Real madrid vs Leganes xogta kulanka oo dhameestiran

0
39

Real Madrid ayaa isha ku heysa kulanka lugta labaad ee tartanka Champions League heerkiisa semi-finalka oo ay talaadada ay la ciyaari doonan kooxda Roma xili kulankii hore uu kusoo idlaaday 2-1.

Marti giliyaasha oo ah Madrid ayaa bareejo ku galay garoonkooda labdii kulan ee ugu dambeyey oo ay horyaalka La Liga aya ka ciyaareen.

Leganes ayaa ah kooxdii Madriid ka reebtay tartank Copa del Rey waliba si lama filaan ah sidookale kooxdan ayaa ah koox isku toosan oo guulo ku dhex dabaalaneysa.

have picked up their form at home in recent games, but have struggled on the road. They can take heart from knocking Real Madrid out of the Copa del Rey, however.

Maxaa ka cusub kooxda Real madriid :

Dani Carvajal ayaa maqnaan doono sedex asbuuc ka dib markii uu dhaawac soo gaaray kulankii lugta koowaad ee ee Bayer Munich halka xidga reer spain ee Isco uu isna ka maqnaan doono Real Madrid’ kulamada soo aadan .

Nacho ayaa shagi laga muujinayaa kulankan balse waxa rajeenayaa in uu diyaar u noqdo kulanka Bayern Munich ee lugta labad oo dhici dooni talaadada soo aadan .

Karim Benzema iyo Gareth Bale ayaa labdoodaba ku soo lavan kara safka koowaad ka dib markii kursiga keedka ay ku soo bilaabdeen ciyaartii kadhacday Germany.

Maxaa ka cusub kooxda Leganes :

Nordin Amrabat ayaa isku diyaaranaya in uu booska ka badalo Miguel Angel Guerrero kaas oo safka kooxda martida ka maqan . Asier Garitano ayaa ku jir qaab ciyaareed wanaagsan isaga oona ahaa mid xoogan kulamdii la soo dhaafay .

Omar Ramos iyo Nabil El Zhar ayaa ku soo bilaabanaya weerarka kooxdooda kulanka ay la qaadanayaan kooxda Real madriid .

The post Hordhac : Real madrid vs Leganes xogta kulanka oo dhameestiran appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here