Mishinka&kaartada Bayren munich wax macquul ma ahan ? Waa maxay sbaabta

0
347

Kooxda Bayern munuch ayaa rikoor xun ku heysata marka ay ku ciyaareyso garoonka kooxda Real madriid ee Santiago Bernabeu.

Taariikhda labo mar oo kaliya ayey ku adkaatay garoonka caanka ah Bernabeu waxaana ugu dambeysay ciyaar ku soo idlaatay 2-1 oo ka tirsaneed wareega Semi finalka tartanka champions league ciyaartaas oo dhacday 25/04/2012.

Halka ciyaarta kale ee guusha ay ku gaartau garoonka Bernabeu ay aheyd ciyaar dhacday 29/02/2000 markaas oo Bayern ay ku adkaatay 4-2 ciyaar ka tirsaneed heerka Garoupyada .

Waxaa jira kulanka kale oo barbaro 1-1 ku soo dhamaaday oo ka dgacay garoonka kooxda xaasimada kaliya labadaas kulan oo guul ay gaartay iyo kulan barabro ah ayaa ugu diwaansan garoonkan .

Kulamda Bayer ay soo booqatay Santiago Bernabeu:

  1. 1975/76 (31/03/1976) Champions Semifinal-lugtii hore 1 – 1 barbaro ayey wada galeen.
  2. 1986/87 (22/04/1987) Champions
  3. Semifinal-return 1 – 0
  4. 1987/88 (16/03/1988) Champions Quarterfinal-return 2 – 0
  5. 1999/00 (29/02/2000) Champions Group phase 2 – 4  Bayer ayaa badisay
  6. 1999/00 (03/05/2000) Champions Semifinal-lugtii hore 2 – 0
  7. 2000/01 (01/05/2001) Champions Semifinal-first leg 0 – 1
  8. 2001/02 (10/04/2002) Champions Quarterfinal -return 2 – 0
  9. 2003/04 (10/03/2004) Champions Round of 16-return 1 – 0
  10. 2006/07 (20/02/2007) Champions Quarterfinal-lugtii hore 3 – 2
  11. 2011/12 (25/04/2012) Champions Semifinal-return 2 – 1 Bayer ayaa badisay .
  12. 2013/14 (23/04/2014) Champions Semifinal-lugtii hore 1 – 0
  13. 2016/17 (18/04/2017) Champions Quarterfinal-return 4 – 2

 

The post Mishinka&kaartada Bayren munich wax macquul ma ahan ? Waa maxay sbaabta appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here