Magacyada shaqsiyaadka maanta ay ugu dambeyso horyaalka premier league iyo macalin Wenger oo hogaaminaya

0
183

Waxaa maanta la soo gaba gabeenayaa olalihii waqtiga dheeraa ee horyaalka premier league oo lagu xasuusaan doono xasuuso gooni ah .

Kooxda hanatay sand ciyaareedkan horyaalka premier league waa kooxda Mqnchester city oo ilaa iyo hada ay soo gaartay labo guul daro waxa ayna kala kulantay kooxaha Liverpool iyo Manchester city.

Waxaa sandkan ciyaar cajiib ah la soo baxay dhawaangalka kooxda Liverpool ee Mohamed salah kaas oo ah hogaamiyaha gool dhalinta horyaalka premier league.

Hadba waxaa jira magacyo ku dhawaaqay in sand ciyaareedkan ay isaga dhaqaaqi doonaan horyaalka premier league shaqsiyaadkaas waxaa ugu magac weyn dunida ay layaab ku noqotay madama aan la fileyn macalin Arsena Wenger .

Kabtanka kooxda Manchester iyo Arsenal ayaa sidoo kale maanta macasalaameen doono kooxahooda walow labduba ay si toos ah aysan kooxda ugu bixi doonin oo ay qeebaha tawabrka ay ku biireen .

Magacyada shaqsiyaadka maanta ay ugu dambeyso horyaalka premier league :

Arsene Wenger
Michael Carrick
Per Mertesacker
Angel Rangel
Robert Huth

The post Magacyada shaqsiyaadka maanta ay ugu dambeyso horyaalka premier league iyo macalin Wenger oo hogaaminaya appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here