Safafka Kooxaha Juventus iyo Verona, Buffon iyo Lichtsteiner oo Ciyaaraya kulankoodii u danbeeyay ee Juve

0
236

Xiddigaha Gianluigi Buffon and Stephan Lichtsteiner ayaa lagu soo bilaabay kulanka Hellas Verona ee ka dhacaysa Magaalada Turin, taas oo noqonaysa kulankoodii u danbeeyay ee Bionconeri.

Higuain, Chiellini, Benatia, Khedira, Cuadrado iyo Matuidi ayaa kusoo wada bilow kursiga kaydka, kaddib markii ay Kooxda xaqiijisay hanashada Serie A, markoodii toddobaad oo xiriir ah, kulankii bar baraha 0-0 ay la galeen Roma isbuucii lasoo dhaafay.

Juventus: Buffon; Lichtsteiner, Barzagli, Rugani, Alex Sandro; Marchisio, Pjanic, Sturaro; Dybala, Mandzukic, Douglas Costa

Juventus bench: Pinsoglio, Szczesny, De Sciglio, Chiellini, Benatia, Khedira, Cuadrado, Higuain, Matuidi, Asamoah, Howedes, Bentancur

Verona: Nicolas; Romulo, Caracciolo, Ferrari, Souprayen; Aarons, Fossati, Danzi, Fares; Matos, Cerci

Verona bench: Silvestri, Coppola, Verde, F Zuculini, Bearzotti, Petkovic, Felicioli

 

https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/

The post Safafka Kooxaha Juventus iyo Verona, Buffon iyo Lichtsteiner oo Ciyaaraya kulankoodii u danbeeyay ee Juve appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here