Waa liiska xidigha ugu lacagta badan ee muslimiinta ah kuwaas oo ka ciyaara shanta horyaala ee qaarada Eourope waxaana bioska koowaad ku soo baxay xidiga Manchester united ee Pogba.
Xidigii hore ee kooxda Barcelona haatan ahaa xidiga Manchester city Yaya toure ayaa asna dhankiisa qiimeentan ka soo galay booska labaad halka sedexaad uu fadhiyo wiilka Germany ka soo jeeda Ozil.
Hadba liiskan ayaa ka kooban 27 xidig oo magac iyo maamuus ku dhax leh qaarada Eourope
#1 Paul Pogba £285,000 Manchester United
#2 Yaya Toure £220,000 Manchester City
#3 Mesut Ozil £200,000 Arsenal
#4 Eden Hazard £200,000 Chelsea
#5 Kareem Benzima £180,000 Real Madrid
#6 Mohamed Salah £165,000 Liverpool
#7 Hatem Ben Arfa £160,000 PSG
#8 Frank Ribery £150,000 Bayern Munich
#9Marouane Fellaini £100,000 Manchester United
#9 Nuri Sahin £100,000 Borussia Dortmund
#10 Riyad Mahrez £100,000 Leicester City
#11 Granit Xhaka £90,000 Arsenal
#12 İlkay Gündoğan £90,000 Manchester City
#13 Xherdan Shaqiri £90,000 Stoke City
#14 Sami Khedira £85,000 Juventus
#15 Edin Dzeko £80,000 AS Roma
#16 Ibrahim Afellay £75,000 Stoke City
#17 Islam Slimani £70,000 Leicester City
#18 Andre Ayew £70,000 West Ham United
#19 Kurt Zouma £70,000 Stoke City
#20 Mamadou Sakho £70,000 Crystal Palace
#21 Sadio Mané £70,000 Liverpool
#22 Adnan Januzaj £80,000 Manchester United
#23 N’Golo Kanté £65,000 Chelsea
#24 Bakary Sako £60,000 Crystal Palace
#25 Muhamed Bešić £60,000 Everton
#26 Emre Can £70,000 Liverpool
#27 Moussa Dembélé £50,000 Celtic
The post Maxaad ka taqaan xidigaha muslimiinta ee ugu dhaqaalaha badan sanada 2018 ? appeared first on Wararka Ciyaaraha.
Source: Sports