Kooxda Real madriid oo soo bandhigatay maliyadeeda cusub ee sandka xiga

0
289

REal Madrid iyo shirkada qalabaka ciyaaraha sameesa ee Adidas ayaa soo bandhigay maaliyada cusub ee kooxda caasimadda xilli ciyaareedka 2018/19.

Ciyaartoyda sida Karim Benzema, Gareth Bale, Marcelo, Nacho iyo Keylor Navas ayaa ayaa xeyeesiiyey maaliyadooda cusub, maaliyada cusub ee kulamada garoonka sanadkan waxaa garbaha ka maraya midib oo madow.

Maaliyada martida ah waa mugdi madow, oo ka duwan midka guriga, waxey ku leedahay qoorta V-ga .

Madriid ayaa ku guuleysatay tartanka champios league sedex jeer oo xiriir ah iyaga oona maaliyadan cusub ka rajeenaya in ay u noqoto nasiib si ay u helaan qaab ciyaareed aan caadi aheyn .

 

The post Kooxda Real madriid oo soo bandhigatay maliyadeeda cusub ee sandka xiga appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here