Maxaad kala socotaa sida lowgu gala guuleytay koobka aduunka iyo xaqiiqo u gaar ah xulka Barazil

0
86

Koobka Aduunka 2018 waa inaga harsan maalmo un, laakiin waxaan dib u eegeynaa taariikhda tartankan caanka ah.

Markii ugu horeysay ee la ciyaaro wax ay aheyd sandkii 1930, FIFA waxaa la qabta afartii jeerba hal sano sano , dhacdadan ayaa baaqaqatay mudo 12-sano waana intii u dhexeysay 1938 ilaa 1950 sababo ku aadan dagaalkii labaad ee aduunka.

Jarmalka ayaa heysta hada koobka ka dib markii ay 1-0 ku garaaceen xulka Argentina ka dib markii ay ciyaareen finalkii 20aad ee Koobka Adduunka oo lagu qabtay Brazil 4 sano ka hor.

Laakiin shantii tartan ee ugu dambeysay waxay hantay shan guuleystayaal oo kala duwan, cidna ma difaac tartankan tan iyo markii Brazil laga soo bilaabo 1962.

Hadaba halkan waxaan kugu hayaa tan iyo waqtigii la soo bilabay koobkan sida lowgu kala guuleystay:

2014: Germany

2010: Spain

2006: Italy

2002: Brazil

1998: France

1994: Brazil

1990: West Germany

1986: Argentina

1982: Italy

1978: Argentina

1974: West Germany

1970: Brazil

1966: England

1962: Brazil

1958: Brazil

1954: West Germany

1950: Uruguay

1938: Italy

1934: Italy

1930: Uruguay

The post Maxaad kala socotaa sida lowgu gala guuleytay koobka aduunka iyo xaqiiqo u gaar ah xulka Barazil appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here