Jose Mourinho oo mar kale raba in uu la midoobo Raphael Varane

0
143

Daafaca dhexe ee Kooxda Real Madrid Raphael Varane ayaa ku digtay Kooxda ugu guulaha badan England ee Manchester United, kaddib markii uu ogolaaday in uu saxiixo hishiis cusub.

Hogaamiyaha Kooxda Red Devils Jose Mourinho ayaa lasoo saxiixday Varane waqtigii uu joogay Madrid, kaddib markii uu saxiixiisa ku garaacay Hogaamiye sharafeedkii Kooxda United Sir Alex Ferguson.

Manchester United ayaa mar kale isku dayi doonta in ay lasoo saxiixato Raphael Varane toddobo sanno kaddib, markii uu qayb ka ahaa Kooxda reer Faransa ee Lens.

Sida ay ku waramayso Jariirada SFR Sport’ Macalin Mou ayaa doonaya in uu mar kale la midoobo Varane, kaddib markii uu Kooxda ka tagay Zinedine Zidane, taas oo sababi karta in uu ku biiro Kooxda Old Trafford, ka hor bilowga xilli Ciyaareedka so adan.

 

Jose Mourinho is desperate to land Raphael VaraneJose Mourinho is desperate to bring Real Madrid star Raphael Varane to Manchester United

The post Jose Mourinho oo mar kale raba in uu la midoobo Raphael Varane appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here