Madaxweynaha Jubaland oo ka qayb galay afur soo dhawayn ah oo loo sameeyay madaxda baydhabo kusugan+sawiro

0
175

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ka qaybgalay afur soo dhawayn ah oo loo sameeyay madaxda ka qaybgalaysa Shirka Amniga Qaranka oo maalinta barri ah ka furmi doona magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya.

Afurka ayaa waxaa goob joog ahaa madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raisulwasaaraha xukuumadda somaliya Xasan Cali Kheyre iyo dhamaan madaxda dowlad goboleedyada oo dhamantod lagu wado in maalinka bari ah ay si wada jir ah uga wada qayb qaatan shirka amniga ee ka furmaya magalada baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here