Manchester United oo cadowgeeda Chelsea uga haraysa saxiixa Cayaariyahan

0
317

Daafaca Kooxda Napoli Kalidou Koulibaly ayaa sheegau inuusan hubin mustaqbalka Kooxdiisa, xilli lala xiriirinayo Kooxaha Chelsea iyo Manchester United.

Mid ka mid ah Wargeysyada ka soo baxa gudaha dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in saraakiisha Kooxda Manchester United ay door bidayaan in ay lasoo saxiixdaan Cayaariyahan Toby Alderweireld oo qiimo ahaan ka jaban Cayaarioyahan Koulibaly.

Cayaariyahanka reer Senegal ee Koulibaly ayaa lagu qiimeeyaa aduun dhan € 100-million oo ginni, hase ahaatee United-ka ayaa laga yabaa in ay isaga harto adeegiisa.

Jariirada The Express Sport ayaa fahansan in hogaamiyaha la filayo in uu shaqada Chelsea kala wareegi doono Antonio Conte ee Maurizio Sarri ayaa wadahadalo la yeelan doono milkiilaha Chelsea Roman Abramovich, si ay mar kale u midobaan kalyantigiisa Kalidou Koulibaly oo kal hore ay kasoo wada shaqeeyeen garoonka Stadio San Paolo.

 

Image result for KoulibalyJose MourinhoToby Alderweireld (Tottenham) – 3.7

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here