Rasmi : safafka rasmiga ah ee Urugay vs Portugal

0
330

Waxaa la soo saaray safafka rasmiga ah ee xulalka Urugay iyo Purtugal kuwaas oo oo wada ciyaari doono kulan katirsan wareega 16-ka ee tartanka koobka aduunka oo si xiiso badan kaga soconaya dalka Ruushka .

Messi iyo xulkiisa Argentin ayaa noqday xulkii ugu horeeyey ee isaga hara koobka wareegiisa 16-ka waxaana 4-3 kaga badisay xulka Farance

#URU XI vs. #POR: Muslera; Cáceres, Godín, Giménez, Laxalt; Torreira, Vecino, Nández, Bentancur; Suárez, Cavani.

#POR XI vs. #URU: Rui Patricio; R.Perreira, Fonte, Pepe, Guerreiro; W.Carvalho, Adrien Silva, Mario; B.Silva, Ronaldo, Guedes.

 

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here