Deg-deg: Daagaal qasaare loogu geystay argagixisadda Al-Shabaab ayaa ka socda tuulo u dhow Jamaamme

0
872

Ciidamada Dowlad Goboledka  Jubbaland iyo  Kuwa Xooga Dalka Ayaa Dagal Xoogan Kula Galay Maleshiyaadka All shabab Tuulada Muuse Xaaji oo Hoos Tagta Ee Degmada Jamaame Ee Gobolka Jubada Hoose,

Ismaaciil sheeq isxaaq Taliyaha Howgalinta Ciidanka Xooga Dalka Qeebta 43 Aad Ayaa Jubbaland Tv u Xaqiijiyay in Dagalka uu Wali Socdo Waxuuna Taliyaha Shegay in Firxadka Maleshiyadka All Shabab ay Ku Sii Raad Joogan Waxuuna intaas ku Daray in Qasaaro Xogan ay u  Geesteen Maleshiyaadka Shabab

Isha Ku Sii Hay

jubalandtv.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here