Chelsea Oo War Farxad Leh Ka Heleysa kooxda Juventus Oo ku Aadan Xidiga

0
237

Juventus ayaa aqbashay dalabkii Chelsea ee 40 milyan oo ginni daafaca Daniele Rugani, sida ay ku warameyso Mediaset Premium.

 

Tababaraha ku dhaw inuu majaraha u qabto kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa maamulay Rugani intii uu ku sugnaa Empoli, waxaana uu codsaday 23 jirkaan in la keeno garoonka Stamford Bridge.

Natiijada sawirka Daniele Rugani

Inkastoo uu uqalmayo inuu mustaqbal iftiin ah, Rugani ayaa ku guuldareystay inuu boos joogto ah ku bilowdo intii uu joogay Juve.

 

Sarri ayaa lala xariirinaya inuu shabaqada tababarnimo ka badalo macalinka reer talyaani ee Conte kaa oo ku fashilmay in kooxda uu keeno tartanka xiisaha badan ee Champion League.

 

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa rabta iney dib u habeeyn weyn isku sameyso dhanka tababarka iyo ciyaartoyda dhowr xidig aya lala xariirinaya kooxda Chelsea.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here