Jurgen Klopp oo sheegay war naxdin leh oo ku aadan Alex Chambarlen

0
37

Xidiga Liverpool Alex Chambarlen oo nasiib xumo ku dhacday ka dib markii uu soo gaaray dhaawac hor leh xili u qabay dhaawac hore .

Xidigaan ayaa garoomada ka maqnaan doona kala bar xili ciyaareedka soo socda amaa gabi ahaan kadib dhaawac kale oo jilibka kasoo gaaray xidiga heerka caalami ee England .

Liverpool ayaa ku faaiday qaab ciyaareedka xidigii hore ee kooxda Arsenal kulamadii champions league ee uu dhaawacnaa Emre can oo kooxda ka maqnaa waxa uuna buuxiyey booska laacibka reer Germany kaas oo hada ku biiray kooxda Juvantus .

Liverpool ayaa sandkan sameesay saxiyo badan oo ay kamid yihiin Fabinho , kaita oo ka ciyaari khadka dhexe walow xidiga reee Barazil uu awoodo in uu ka ciyaaro qeebta daafac.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here