Layaab : Sawirka Ronaldo oo lagu xayey siiyey Tiishka saxarada la isag tiro naceeb loo qabo dartii

0
58

Taageerayaasha kooxda Napoli ayaa weerarkii ugu horeeyay ku qaaday saxiixa cusub ee Juventus, Cristiano Ronaldo.

Taageerayaasha Napoli ayaa soo saaray Tiishka musqulaha loo isticmaalo oo lagu dhajiyay sawirka Ronaldo si ay u dareensiiyaan nacaybka ay u qabaan laacibka cusub ee Juventus iyo sida uu agtooda uga liiddan yahay.

Arrinkaan ayaa noqon doona mid uu aad uga caroodo Ronlado, maadaama dhaqankaan oo kale uusan horay ugu soo arag horyaalladda Premier League iyo La Liga.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here