Wasaaradaha Qorshaynta iyo Xidhiidh-ka Caalimiga ah ee Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa 30 Qof Tababar oga Furtay Magalada Kismayo

0
218

Wasaaradaha Qorshaynta  iyo Xidhiidh-ka Caalimiga ah ee Dowlad Goboledka Jubbaland iyo Wasaaradda dowllada Federalka ayaa magaalada Kismaayo ku Qabtay Tababar ku aadan Sidii Xog Uruurin Rasmiya loogu Samayn lahaa Wax-yaabaha Sababa Dhimashada Caruurta ka yar Shanta Sanno iyo umul raaca hooyooyinka uurka leh .

Tababarkan Dadka ka Faa’iidestay Ayaa Gaadhaya Ilaa  30 Qof kuwaasi oo si qoto dheer loogu Tababaray  xog gaha  Rasmiga ee sababa dhimashada  hooyadda iyo dhalaanka,waxaana uu Soconayaa  Mudo 6 Malin ah

Agaasimaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidh-ka caalamiga ah ee Jubbaland Cabdi Waaxid Maxamed  Dhaqane Ayaa ka hadlay ahmiyadda uu leeyahay Tababarkaan.Waxuuna Shegay Agasimaha in Tababarkan uu Yahay mid Muhiimad Gaar ah u Leh Arimaha Loo Bahan Yahay in Laga Hortago

Wasiirka dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland,Ahna ku simaha Wasiirka wasaardda Qorshaynta iyo Xidhiidh-ka  Caalamiga ah Ee Dowlad Goboledka Jubbaland Cusmaan Xussen Xaaji Fayruus oo Tababarkaan daah-furay Ayaa kula dar-daaram 30 ka Qof Ee Loo Furay Tababarka inay Ka Faa,idestaan Tababarka Xogaha Rasmiga ah Ee Kenta isku Furka Ama Dhismasha Hooyada Uurka leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here