Madaxwayne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan Ayaa Gurigga Martidda Dowlad Goboledka Jubbaland ku Qaabilay Madaxa Ciidamada Nabad ilaalinta Amison ee Soomaliya iyo Wafti uu Hogaaminaayey, waxaana looga hadlaayey kulanka Madaxwayne ku Xigeenka iyo Madaxa Ciidamada Amison ee Soomaaliya ayaa Looga Hadlay Horumarinta Qorshayaasha Arimaha Amaanka ee deegamadda dowllad goboleedka Jubbaland,Sidii Ciidamadda Nabad Ilaalinta Amison iyo Ciidamadda Jubbaland iyo kuwa Xooga dalka isga-kaashan lahaayeen howl-gallada Ciidamadda ay kula Jiraan Kooxda Nabadiidka ah Ee Al-shabaab.
Shirkani Ayaa waxaa Goob jog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland iyo Taliyaasha Ciidamadda Jubbaland. waxaana markii uu dhamaday shirkaan warbaahinta la hadlay Madaxwayne ku Xigeenka 1-aad ee dowllad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan Waxuuna Xusay Madaxweyne Ku Xigeenka in Arimaha ay Ka Wada Hadleen ay u Bahnaayeen Howgalada Ka Dhanka ah Maleeshiyadka All Shabab
Madaxda Ciidamadda Nabad Ilaalinta Amison ee Soomaaliya mr Litani Genral Jim owasi Gire Besigiye ,Ayaa isagana dhankiisa Warbaahinta La hadlay Waxuuna Shegay in La Dardar Galinaayo Howlgalka Lagula Jiro Nabadiidka Shabab