Sanad guuradii 20-aad ee ka soo wareegatay Aas-aaskii Golaha Abwaanada Somaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
37

Sanad guuradii 20-aad ee ka soo wareegatay Aas-aaskii Golaha Abwaanada Somaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Munaasabadda Sanad guurada 20 aad ee ka soo wareegatay aas-aaskii Gollaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Xarunta KMG dowlad-goboleedka Jubbaland ee Kismaayo.

Munaasabaddan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimey ayaa waxaa ka soo qayb galay Mas,uulyiin,Abwaano,Fanaaniin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ee ku dhaqan magaalada Kismaayo.

Hal-kudhigyo lagu cabirayo Muhiimadda uu Fanku u leeyahay wacyi galinta Bulshada ayaa lagu soo bandhigay Munaasabadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here