Argagixisada alshabaab oo laga laayay 18 askari deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobalka Jubada hoose

0
54

Ciidanka Danab ee qeybta Jubbaland ayaa hawlgal ballaaran ka sameeyay tuulada Janaa Cabdalle waxaana ay halkaasi ku dileen ku dhawaad 17 askari oo ka tirsanaa kooxda argagixisadda Al-Shabaab.

Saanad ciidan oo iskugu jirta lix qori oo AK47 ah iyo laba Pkm ayaa laga soo qabtay kooxda argagixisadda Al-Shabaab.

Xasan Aadan Maxamed  (Ciraaqi) Taliyaha ciidanka Dana ee Jubbaland ayaa faah-faahin ka bixiyay weerarka waxaa uu sheegay in ay joogteen doonaan weerarada noocaan oo kale ah ayna sidoo kale beegsan doonaan fariisimada Al-Shabaab ee Gobolka Jubbada Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here