Ganacsato Ajaanib ah ayaa booqasho ku tagey Maxjarka xoolaha ee magaalda kismaayo.

0
304

Waxaa booqasho indha indhay ah ku tagay Maxjarka Xoolaha magaalada Kismaayo Wafdi ballaaran oo ka socdey Wadamo dhowr ah kuwaas oo u kuurgalayay xaaladda guud ee Maxjarka iyo xoolaha ku jira halkaasi.Wafdigan ayaa ka kala socdey dalalka Irland,Sangabuur iyo Finland, ujeedada booqashada ayaa ahayd qiimaynta Maxjarka iyo heerka tayadiisa.

Dhanka kale Socdaalka Wafdigan waxaa ku weheliyay Guddoomiyaha Maxjarka,Dhkhaatiir iyo Mas`uuliyin ka socotay Rugta-Ganacsiga dowlad-goboleedka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here