Madaxweynaha Galmudug oo qaadacay baaqii Madaxweyne Farmaajo

0
138

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Madaxda dowlad goboleedka Galmudug ay isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in aanay jirin Madax Galmudug oo is khilaafsan, wixii ka dambeeyay 18-kii bishan September, isla markaana mushikadaha ka jiray Galmudug ee siyaasadeed iyo amni ay ahaayen kuwo la abuuray oo laga soo maleegay Madaxtooyada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here