Ciidamadda Kenya oo Howlgal ka Fuliyey Waqooyiga Lamu Ayaa dilay 10-ka mid ah maleshiyaadka Argagixisadda Al-shabaab.

0
33

Weerar Saaka Arooti hore ka dhacay  Waqooyi-ga Pandanguo Lamu County Ayaa Ciidamada KDF ee dalka Kenya ku dileen 10 ka midda maleeshiyaadka Al-shabaab Baarihii Saacadda markay ahayd 6:45Am ee Saaka.

Af-hayeen u hadlay Ciidamadda Dalka Kenya oo lagu magacaabo Paul Njuguna   Ayaa warbaahinta Kenya u Sheegay in howl-galka ay Ciidamadoodu Sameeyen ay kaga dhaawacmeen Sadex Askari oo hadda lagu daawaynaayo Cusbitaalada dalkaasi Kenya.

Ciidamadda Kenya Ayaa ilaa 7-AK47 ah ka Furtay Kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here