DEG DEG: Mukhtaar Roobow oo gaaray magaalada Baydhabo Janaay ee xarunta Gobalka Baay

0
49

Magalada Baydhabo Janaay ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaadhay Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab balse ka baxay,isla markaana isku-soo dhiibay dowladda federaalka Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed,qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada baydhabo ayaa siweyn Maanta Sheikh muqtaar roobow ugu soo dhaweeyey Magalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here