Saraakil ka tirsan Ciidanka Dowlad goboledka jubaaland oo Booqday Degaanada baarsanguni bulaguud

0
328
Saraakil katirsan Ciidankan Dowlad goboledka jubaaland oo Maanta Gaaray Degaanada baarsanguni bulaguud iyo Wirkoy ayaa kulan laqatay Taliyayaasha ciidamadda ku sugan deganadasi

Kulamadan ayaa waxa lagaga hadlayay kor u qaadida Howlka kadhanka al shabab iyo sidii  la iskugu furi lahaa  Degaanada Al shabab laga xoreyay iyo magalada kismaayo .

Degaanka baarsanguni  iyo degaano kale oo katirsan gobolka jubbada hoose oo dhawan laga xoreyay al shabab aya waxa logu baaqay shacabki ka qaxay ee al shabab deganadasi oga cararay in ku so laabtan .

General yusuf xasan cismaan Dhumaal oo ah lataliyaha dhanka amniga ee madaxweynaha  oo maanta sarakiishan uu hoggaminayay ayaa sheegay in isbadal lagu sameyay howlgalki ka dhanka aha uruurka al shabab.

General yusuf xasan cismaan Dhumaal ayaa dhanka kale sheegay in Taliye Cusub oo kumeel gaar ah loo magacabay Gashaanle dhexe Nuur xasan cabdi.

Taliyaha cusub ayaa sheegay in ay xoojin doonan howl galada ka dhanka ah al shabab si loo xaqiijiyo nabad galyada gobolka.

 

ReplyForward

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here