Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan oo safar dag dag ah dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa booqday dadkii ku dhawaacmay Qaraxyadii shalay ay Maleeshiyaadka Nabadiidka Al-shabaab ka geysteen magaalada Baydhabo.
wuxuuna Madaxweynuhu intii dhimatay alle ugu baryay in uu Janatul-Fardwoso ka waraabiyo,inta dhaawaca ahna eebe Caafimaad Taam ah siiyo.

