Dowladda Soomaaliya oo gar-gaar u fidineysa dadka ku dhaawacmay werarka Baydhabo ka dhacay

0
279

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gar-gaar caafimaad iyo gurmad gaarsineysa dadka ku dhaawacmay weerar shalay gellinkii dambe kooxda argagixisadda Al-Shababa ka geysteen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Goob Hoteel ah iyo goob kale oo lagu shaaho ayeey argagixisadda dad shacab ah ku gumaadeen.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faray gollaha xukumadda in gurmad dag dag ah la gaarsiyo dadkaas isagoo sheegya in dadka aan dalka wax looga qaban karin xaaladooda cafimaad bannaanka ah loo raadiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here